Dhul iib ah
$7,000 — Land for sale
- Size: 432 sqft
- Neighbourhood: Djabuti road
- City: Hargeysa
Shirkada Amaano Property Management waxay ku haysa dhul iib ah oo kuyaala xaafadda bacado waxana marta wadada Djabuti road. waana dhul sahrcigisi wata cabirkisuna waa 24mx18m. macmiil waxad nagalaso xidhiidhi karta +25263 8002710 ama +25263 4050975