6-Bedroom House for Rent in Hodan Hills
$350 — House for rent
- 6 bedrooms
- 3 bathrooms
- Size: --
- Neighbourhood: Hodan Hills
- City: Hargeisa
Gurigani waa guri kiro ah oo si heersare ah loo dhisay waa guri ku yaalla xaafada hodan hills gaar ahaan area hyundai-ga, waa guri ka kooban 6 qol, 3 suuli, 1 qol service ah iyo 1 qol oo store ah, 1 kijo iyo dayr weyn oo ilaa 4 gaadhi gali karaan.