Guri kiro ah (5 Qol).
$210 — House for rent
- 4 bedrooms
- 4 bathrooms
- Size: 216 sqft
- Neighbourhood: Talowga koonfureed ee dooxa Hargeisa, Aaga Shiraaqle Hotel.
- City: Hargeysa
Macmiil waxa aanu kuu haynaa gurigan oo ka kooban 5 qol, 3 suuli, 1 kijo iyo dayrkii oo gaadhi gal ah. waa guri waasac ah oo si fiican u dhisan. waxa la jaar ah masaajidkii iyo laanmigii. Macmiil waxa aad nagala soo xidhiidhi kartaa sidoo kale Numberadan, CALL CENTER: 2822 & WHATSAPP: +252638009999.