Villa Cusub
$150,000 — House for sale
- 4 bedrooms
- 2 bathrooms
- Size: 8847 sqft
- Neighbourhood: Ex Kantrool Waqooyigeeda
- City: Hargeysa
Waa guri ka dhisan laba baloodh oo dhagax ah aadna u tayo sarreeya, waxa uu kuyaal galbeedka magaalada hargaysa ex kaantarool waqooyigeeda, cabirka uu ka dhisanyahay waa 24x36mitir, Qiimuhuna waa $145,000 waana lagula saairayaa.